SadaxeeYe qaabka iskaga ilaalin lahed
Qaabka aad isaga ilaalin kartaan saddexeeye
by Geeraar
Qaabka aad isaga ilaalin kartaan saddexeeye
SIda caadiga nolosha lagama waayo qof dhaxdiina soo gala kazoo damacsan inuu isku kiin diro.
Marka uu qofka doonaayo inuu isku kiin diro waxeey noqon kartaa dhowr arin:
In uu idin kala geeyo
In uu labadiina qof un uu jacelyahay uuna isla rabay asiga/ayada
Xaasidnimo wax dan ah ama hadaf kama dambeeyso saddaxeeyanimada laakin xaasidnimo darted.
Hadaba qaabkee ugu digtoonaan kartaan qodobadaan akhriso:
Ha rumeeysan wax walbo oo laga sheego lamaanahaaga
Qof ayaa war kuu keenay warkaas oo aadan ku farxin, waxaa haboon marka hore inaad xaqiijiso runimada warkaas hadii ay dhab noqoto noloshaada ha u bur burin wax fudud oo aad xalin kartaan
Lamaanahaaga/lamaantaada u sheeg qatarta saddaxeeyaha
Mar alaale markaa dareento inuu jiro qof dhaxdiina ka shaqeynaayo lamaanahaaga/lamaantaada uga dig khatarta ay leeyihiin saddaxeeyaasha.
Mar naba ha dhayalsan inaad uga digto saddaxeeyaha waayo qofka marka aad wax fahansiiso waxaa uu dareemaya waxa uu qofka kale soo wado.
Comments
Post a Comment