Posts

Showing posts from January, 2018

Inta Nolosheyda Ka Dhiman Ayay Igu Qaadaneysaa In Aan Tirayo Sababaha Aan Ku Jeclahay

Image
Farxada qaarkeed waxaa lagu cabiraa aamusnaan, halka dhoolacadeyntuna ay siddo micno ka badan ereyada. Waxaa ley weydiiyey inaan jewi farxad ku jiro markaad nolosheyda ka mid tahay,waxaana ku jawaabaa dhoolacadeyn. * Haddii la i yiraahdo soo tiri sababaha aan adiga kugu jeclahay, waxa ay igu qaadaneysaa inta nolosha ka dhiman inaan soo xisaabiyo, waayo jaceylkaaga wuxuu iiga dhigan yahay duni aniga iyo adiga inoo qaas ah. *Nolosha wax macno ah kuma fadhido hadii aanan kaa helin jaceyl daacad ah oo farxad ku dhisan, waana waxa keliya ee aan kaaga baahanahay inaad wahsi la’aan iigu deeqdo. *Marka waxwalbo u muuqdaan in ay lumeen iyo cidladu deris kula noqoto, ma garan kartid wax aad sameyso, fiiri gudaha qalbigeyga waxaad ka dhex arkeysaa inuu kaaga banaan yahay boos qaas kuu ah adiga. *Marwalba oo aan ku arkaba aniga xageyga waxwalbo wa ay ka istaagaan, waxaana ku indho doogtaa quruxdaada, naftu kama dheragto in ay kugu ildoogsato qaabdhiskeeda hagaagsan ee uu alle kuu s

Qiso jaceyl oo xiiso iyo xamaasad badan oo dhex martay lamaane Somaliyeed “Qiso Dhab ah

Image
Qisadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Deeq iyo Najma, Deeq ayaa ka sheekeeyay qisadaan oo mid cajiib badan ah. Waxaan ku dhashay degmada Heliwaa ee magaaladda Muqdisho, waxaan kusoo barbaaray degmada Heliwaa gaar ahaan xaafadda Suuqa Xoolaha, waxbarashadeeda ayaa waxaan kusoo qaatay caasimadda. Gabadha aan ifka ugu jeclaan doono ee Najma ayaanu waxaa ku wada noolleen degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir, wuxuuna xiriirkaynu uu wanaagsanaaday mar ay kusoo biirtay Iskuulka Ablaal, xilli aan dhiganaayay fasalka koowaad ee dugsiga sare “Form One”. Markii aanu Najmo isku fasal noqonay ayaa waxaan noqday ruuxa kaliya ee ay la-hadli jiray iyadoo iga dhigan jirtay inaan ahay ruux walaalkeyd ah, hadana inaan Najma isku soo dhawaano ayaa waxaa inoo sahashay anagoo ku wada noolleen xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Mar walba oo aan Najma fasalka kasoo wada baxno ayaa waxaanu isu soo raaci jirnay dhinaca xaafadda Suuqa Xoolah

SadaxeeYe qaabka iskaga ilaalin lahed

Image
Qaabka aad isaga ilaalin kartaan saddexeeye by Geeraar Qaabka aad isaga ilaalin kartaan saddexeeye SIda caadiga nolosha lagama waayo qof dhaxdiina soo gala kazoo damacsan inuu isku kiin diro. Marka uu qofka doonaayo inuu isku kiin diro waxeey noqon kartaa dhowr arin: In uu idin kala geeyo  In uu labadiina qof un uu jacelyahay uuna isla rabay asiga/ayada Xaasidnimo wax dan ah ama hadaf kama dambeeyso saddaxeeyanimada laakin xaasidnimo darted. Hadaba qaabkee ugu digtoonaan kartaan qodobadaan akhriso: Ha rumeeysan wax walbo oo laga sheego lamaanahaaga Qof ayaa war kuu keenay warkaas oo aadan ku farxin, waxaa haboon marka hore inaad xaqiijiso runimada warkaas hadii ay dhab noqoto noloshaada ha u bur burin wax fudud oo aad xalin kartaan Lamaanahaaga/lamaantaada u sheeg qatarta saddaxeeyaha Mar alaale markaa dareento inuu jiro qof dhaxdiina ka shaqeynaayo lamaanahaaga/lamaantaada uga dig khatarta ay leeyihiin saddaxeeyaasha. Mar naba ha dhayalsan inaad uga digto sadda

Qiso jaceyl oo aad u xanuuN badaN

Image
Adunyadu waa imtixaan waa dhibaato iyo murugo badan tahay dadka isku si uma soo wajahdo waxa ayna qof walba ku qaabishaa waji gooniya dadka qaarbaa farxad iyo reyn reyn ku qaata waqtigooda inta badan halka ay kuwa badan la noolyihiin murugo ciil iyo uurkutaalo iyo caro  aan dhamaad laheyn. Qisadaan waa qisa dhab ah oo ka dhacday Soomaaliya qaas ahaan Gobalada dhexe ee Soomaaliya waana qiso aad u xanuun badan oo aan ugu magac daray ILLEEN JACEYL WAA LOO DHINTAA!. Hadaba aqristoow sifiican u dhuux qisadan xanuunka badan iyo sida ay wax u dheceen. Axmed-yare wuxuu kamid ahaa ardada wax kabarata dugsiga Mujamac ee Magaalalada Baledweyne waxaana maalin maalmaha kamid ah ay isbarteen gabar lagu magacaabo Suleeqa oo iyana kamid aheyd gabdhaha wax ka barta isla dugsigas islamarkaana dhigata fasalka amma galaas-ka kahooseeya. Suleeqa iyo Axmed barashadooda kadib waxaa ku dhax abuurmay jaceyl xad dhaaf ah uu midba midka kale u qaado ilaa iyo dhammaan laga ogaado iskuulka ,macalimiintana ay

Zeenat Nolosheyda adiga ku filaN

Image
1-Haddii riyada la dalban karo waxaan Alle ka dalban laha in aan adiga kugu riyoodo , Qaali waxaad ogaataa haddi aad ahaan laheyd ilinteyda marnaba ma ooyi laheyn waayo ma doonayo in aan ku waayo oo aad dhulka iiga dhacdo. 2-Xabiibi haddii aad tahay qofka labaad ee aan jeclahay , hadaba waa kee qofka koowaad ee aan ka jeclahay , jawaabtu wax ay tahay maba jirto , mar waliba adiga ayaa ii ah qofta koowaad ee aan jeclahay. 3- Magaacada ayaan ku xardhay oo aan ku shabadeeyay xabadkeyga ,waxaan ku sawiray jaceylka aan ku qabo qalbikeyga runtii dhoola cadeyntaada ayaan u xiisay kuma ilaawayo waligeey. 4-Haddii 100 qof ay ku jecashahay waana ka mid ah ahay , haddii hal qof uu ku jecel yahayna kaasi aniga waaye aniga waaye aniga waaye . 5- Macaan Badan qaado indhaheyga balse ii ogalaaw marka hore in aan ku arko , qaado maskaxdeyda balse ii ogalaaw in marka hore kaa fekaro, qaado gacmaheyga balse ii ogalaaw in aan kugu taabsado , balse ha isku dayin in aad qaadato qalbikeyga maxaa